Madaxweynaha Somalia oo tacsi u diray Muslimiintii New Zealand lagu gumaaday

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray dadka muslimiinta ah ee lagu laayey weerarkii saaka lagu qaaday masaajidyo ku yaalla dalka New Zealand. “Waxaan si adag u cambaareyanyaa weerarkii islaam naceybka ku dhisnaa ee argagaxa lahaa oo ka dhcay magaalada Chrischurch, New Zealand oo lagu qaaday muslimiinta cibaadeysanayey.. Waxaan garab taaganahay … Continue reading Madaxweynaha Somalia oo tacsi u diray Muslimiintii New Zealand lagu gumaaday